Xuutiyiinta Yemen oo badda cas ku weeraray markab kale oo Mareykanku leeyahay

Fallaagada Xuutiyiinta ayaa gantaallo ku dhufatay markab ganacsi oo kale oo Maraykanku leeyahay Khamiistii shalay, saacado ka dib markii duqeyn cusub militariga Maraykanku uu ku qaaday kooxda ay Iran taageerto ee Yemen. Xuutiyiinta ayaa laba gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku garaacay markabka M/V Chem Ranger, sida ay sheegeen militariga Mareykanka, iyadoo weerarkan uu noqonayo … Continue reading Xuutiyiinta Yemen oo badda cas ku weeraray markab kale oo Mareykanku leeyahay